Faahfaahin: Dagaal culus oo dhexmaray Ciidamada Danab iyo Xoogaga Al-shabaab

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal geystay khasaaro kala duwan oo Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Mareykanka uu tababaray ee loo yaqaano danab iyo xoogag ka tirsan Al-Shabaab ku dhex-marey deegaanka Baar Sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka ayaa yimid,kadib markii Ciidamada dowladda oo dhaqdhaqaaqyo Ciidan ka waday degaanka Baar … Continue reading Faahfaahin: Dagaal culus oo dhexmaray Ciidamada Danab iyo Xoogaga Al-shabaab